Daawo Sawirada :Madaxweyne Farmaajo iyo Madax kale oo Caawa Warbixin ka dhageestay Guddiyada ….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay muhiimadda Dastuur dhammeystiran uu u leeyahay geeddi-socodka siyaasadeed iyo dimuqraadiyadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Guddiyada … Continue reading Daawo Sawirada :Madaxweyne Farmaajo iyo Madax kale oo Caawa Warbixin ka dhageestay Guddiyada ….